Malta iyo qaxootiga Soomaaliyeed.Waxaa aad u caloon xuma ha in Soomaali badan ay ku imaad Malta si noloshooda qatar galineyso oo aad loogu naxo.
Malta oo ay filayaan meel dhaanta halkii ay ka soo baxsadeen ayaa noqotay mid xabsi u noqoto Soomaali faro badan.
Sida ay noo sheegeen dhalin yaro soo maaliyeed in noloshoodu ay tahay mid cabsi joogto ah, tasoo u keentay dhalin yaro faro badan in ay lu miyaan xasiloonida maskaxdooda.
dadka maalta imaado ayaa soo maro dhul aad iyo aad u adag kasoo ugu daran yahay sida ay sheegeen liibiya oo noqotay meel lagu ugaar sado Soomaaliayda iyo dadka afrikaan ah.
" waxaa uu ilaa hada wiilka soomaaliaga la yaabanaa sidii Masjika Liibiya loogu diiday inuu
salaada la dukado Jameeco aheyda Liibiyaan oo uu keli meel gaar ah saladii ku oogtay"
- Maxaa ka imaan karo Soomaalida Finland weydiisatay daganaasho Qaxooti.