2/21/2009

Two teenagers have been stabbed to death in London in unrelated attacks.

Wiil Soomaali ah oo lagu dilan London UK.

2/17/2009

Ajankohtaisen Kakkosen Teemailta 17.2.2009: Maahanmuuttoilta

Tähän mennessä en ole vielä nähnyt YLE:ltä ohjelmaa, jossa tästä aiheesta olisi keskusteltu yhtä aikaa asiallisesti, kriittisesti ja termejä sekoittamatta. Toivottavasti toimittajat opiskelevat aiheeseen liittyvän sanaston huolellisesti ennen lähetystä. Esim. niin kauan kun termit maahanmuuttaja, maahanmuuttajataustainen, monikulttuurisuus, työperusteinen maahanmuutto, turvapaikanhakija, ankkurilapset, humanitaarinen maahanmuutto ja kiintiöpakolainen sekoittuvat joko toimittajien, vieraiden tai katsojien kielessä sekä mielessä niin asiallisesta (puhumattakaan asiallisen kriittisestä) keskustelusta ei voi tulla rakentavaa. Odotan mielenkiinnolla ohjelmaa.

2/16/2009

Baarista faraha qaxooga Finland.

Baariska faraha qaxooga Finland oo jawaabta farha la dadajino, waxaa lagu qiyaasay in ka yar isbuuc, Hadii qofka uu soo maro wadamada deriska ah, sida sweden waxaa jawaabta
qaadaneysaa inta uu fadhiyo xafiiska.

Marka waxaa haboon qof walba inuu diyaar ka sii dhigto looyar u dooda si abiilka markaa loogu qaado uuna u hello waqti uu isku difaaco qofka magenya gilka doonka ah.

2/13/2009

Cunsuriyada lagu faafinayo shabakada Facebook



Daawo Video
Shabadakada internet ee Facebook oo Soomaaliayad Finland looga faafiyey naceeb abuurit.
Tasoo cinwaan keedu ahaa. (aan kaalmeyna saaxiibada Soomaaliyeed sidii dib loogu celin lahaa).
Isa la qiyaasay waxaa shabakadaa booqday in ku dhow 15,000 oo qof.






2/12/2009

Gabar Soomaaliyeed oo dib loogu sooceliyey Finland

Gabar Soomaaliyeed oo dib loogu sooceliyey Finland.
Kadib markii si qarsoodi ah loo taxaabay garab Soomaaliyeed oo xanuunsadeed loo taxaabay Itilya oo ah meeshii markii hore ay ka timid.
ayaa dib loogu soo celiyey Finland ka dib markii sharci wadaheedu uu ka daba wac tamay.

Markaa waxaa haboon in Soomaalida shir doonka ah in ay yeeshaan sharciwade haboon lana socdaan xaalöadooda si joogto ah.

2/08/2009

Qaxootiga xerooyinka ku jiro









Qaxootiga xerooyinka ku jiro iyo dhibaatada ka haysato shaqo la'aanta iyo hobi la'aan.
Sida dad daba oo Soomaalia ah ay ka soo kulmeen xerooyinka ay soo mareen, waxaa jirto in waqtiga la sugayo sharciga uu ahaa mid
naanan la faa ideysan xaq waxbarshada iyo xaga caafimaad dhismaha jirka iyo maskaxdaaba.
Waxaa la yaab noqotay in caadadii laga shalaayey ay weli ka jirto xerooyin qaxoogiga, ku waas oo ay ugu horeyso in habeen 
filin lagu soo jeero ama cayaaro maalintiiga la jiifto.
FADLAN FIGRADAADA KU REEB HALKA HOOSE.