waxaa lasoo dhaafay waqtigii iskuulada la dalbanayey, lakiin ilaa waxaa suuro galha in laho meelo banaan markii iskuulka la furo iyo jawaabaha dalabkii uu soo dhaco.
Sidaa sarteed waa in qofkii doonayo uu xiriirka iyo weydiinta badiyo.
Hadii aad hayso figrado ama meelaha banaan fadlan hoos ku reeb.
Mahadsanid
1 comment:
8.2008 ayaa la ogaadaa in iskuulda ay heleen in ku filan iyo in kale
Post a Comment