From: Xakiim Jaamac <xigmadraadi@yahoo.com>
Date: 27/07/2008 16:03
Ilaahay naxariis iyo janno haka waraabiyo. Fadlan halkan ka akhri warka geeridiisa oo fadlan dhegeyso heestiisii caanka ahayd ee "Timir laf-baa ku jirta". Heestaasi waxay i soo
xusuusisay beri-samaadkii, waagii soomaaliya ay dowladda muctarifka ahayd ee ay soomaalidana dadka ahayd dunida sharafta ku lahaayeen.
gaar ahaan qalbigeyga wuu kacay markii aan xusuustay howlihii iskaa-wax-uqabso, ubaxii kacaanka, mahrajaankii,
ururkii ardayda dugisyada iyo xisbigii hantiwadaagga kacaanka soomaaliyeed. fadlan
dhegeyso heesta fanaanka oo xusuuso waayo-waayo iyo beri-samaadkii:
fadlan heesta halkan ka dhegeyso:
Heesta
Timir Laf baa ku jrita
warkakna halkan ka akhri:
http://www.hiiraan.com/news/2008/July/wararka_maanta26-4198.htm
No comments:
Post a Comment