8/23/2008

Hawaeenka Soomaaliyeed iyo telefonada

Sida mar walbo lagu arko haweenka Soomaalida oo aad u isticmaalo telefonada.
Taasi waxaa ku soo siyaaday muuqal layaab leh, tasoo ah in haweenka ay telefonkooda ku xiraan dhagta.
Mararka qaarkood ayaa laga yaa baa in ay waqti dheer telefonka ku jiraan haba joogaan meelo aan munaasib aheyn sida maqalada dukaanada oo saf loogu jiro ama gaadiidka dadweynaha.

Sida sweden ay ka soo saartay in aanan telefonka loo is ticmaalin meelaha dadku ay ku badan yihiin sida tariinada.

Marka aad argto haween dhagta ku xiray telefonka habo ahaado mid weyn ama yar waxuu kuu reebi runtii layaab.
Waxaa haboon in la isticmaalo fiiloyinka ama bluetooth oo loogu tala galay arimahaa.

Waxaa dhor mar lagu dooday in telefonka uu keeni karo dhibaato xaga caafimadka ah.

8/17/2008

Dhaqaalo xumahada haysato goobaha diinta.

Finland waxaa ku nool qowmiyad islaam, waxeyna leeyahiin goobo diineet oo ku kala yaalo xaafadaha iyo faras magaalaha, waxaa jirto in ay mar walbo taagan tahay dhibaato xaga dhaqaalaha ah.
sida aan og nahay kaniisada wadan waxey wax ka helaan canshuurta wadanka, marka maxaa ku magacaabi karnaa arintaa dhaqaalaha ma masaajida ayaa dalban mise muslimiinta ayaa diraan u ahey in ay canshuurtooda wax ka siiyaan masaajida.

8/07/2008

Iskuulada banaan 2008

Koulutukset ovat alkaneet mutta jäljellä on vielä vapaita paikkoja.