8/23/2008

Hawaeenka Soomaaliyeed iyo telefonada

Sida mar walbo lagu arko haweenka Soomaalida oo aad u isticmaalo telefonada.
Taasi waxaa ku soo siyaaday muuqal layaab leh, tasoo ah in haweenka ay telefonkooda ku xiraan dhagta.
Mararka qaarkood ayaa laga yaa baa in ay waqti dheer telefonka ku jiraan haba joogaan meelo aan munaasib aheyn sida maqalada dukaanada oo saf loogu jiro ama gaadiidka dadweynaha.

Sida sweden ay ka soo saartay in aanan telefonka loo is ticmaalin meelaha dadku ay ku badan yihiin sida tariinada.

Marka aad argto haween dhagta ku xiray telefonka habo ahaado mid weyn ama yar waxuu kuu reebi runtii layaab.
Waxaa haboon in la isticmaalo fiiloyinka ama bluetooth oo loogu tala galay arimahaa.

Waxaa dhor mar lagu dooday in telefonka uu keeni karo dhibaato xaga caafimadka ah.

No comments: