Waxaa jirto in Soomaali faro daban ay oo ka soo gudbay saxaraha iyo badaha oo qaxootinmo u yidin Finland oo dib loo celinyo.
Xiriir aan la yee shay kaamka Helsinki ayaa ley sheegay in hooyo Soomaaliyeed iyo caruurteeda dib laagu caliyey malta.
Waxaa jirta in Soomaaliyada Doomanka ku yimaado malta ay la kulmaan dhibaato weyn xaga nolosha iyo amniga, waxaa jirto in ka badan 800 boqol oo rag ah ay wada jiiftaan hool diyaaredeed.
Nolashjaa oo kale waxaa ku jiro reer caruur leh.
12/12/2008
12/08/2008
Ciida Al Adhaxa 8.12.2008
Maanta oo ay taariikhdu tahay 8.12.2008 ayaa daafaha Finland looga ciiday lana oogay salaamda ciida.
inta ugu badan muslimiinta Finland waxey ku dukadaan UH oo ku yaallo pasila. salaada waxaa ka soo qeyb galay tiro aad u badan oo ka kooban Muslimiinta caruurka iyo dadka waaweyn.
jawigu waxuu ahaa mid aad u qurxanaa oo dadka ku beerayey qiiro islam.
waxaa aan wareysi la yeelanay caruur joogay oo saf ugu jiray in ay heliin kubadihii ciida, waxan aan weyn diiyey ciidan wax ay tahay runtii naad ayey ula socdeen nooca ciida iyo dhaqanka islamka.
arintaa ayaa ah mid mahad naq ku leh dadka u taagan abaabulka dhaqanka islaamka.