inta ugu badan muslimiinta Finland waxey ku dukadaan UH oo ku yaallo pasila. salaada waxaa ka soo qeyb galay tiro aad u badan oo ka kooban Muslimiinta caruurka iyo dadka waaweyn.
jawigu waxuu ahaa mid aad u qurxanaa oo dadka ku beerayey qiiro islam.
waxaa aan wareysi la yeelanay caruur joogay oo saf ugu jiray in ay heliin kubadihii ciida, waxan aan weyn diiyey ciidan wax ay tahay runtii naad ayey ula socdeen nooca ciida iyo dhaqanka islamka.
arintaa ayaa ah mid mahad naq ku leh dadka u taagan abaabulka dhaqanka islaamka.
No comments:
Post a Comment