3/31/2009

Migrants drown off Libyan coast **Somali**

More than 200 would-be migrants are feared dead after up to three Europe-bound boats sank in separate incidents in the Mediterranean, the International Organisation for Migration says.

At least 21 bodies were found on Tuesday after the vessels capsized in high winds and heavy rain off the coast of Libya,the IOM officials said.

"A boat with 257 migrants on board sank on Sunday off the coast of Libya. Twenty-three people were saved and 21 bodies were retrieved", Laurence Hart, the IOM chief of mission in Tripoli, Libya's capital, said.
Aljazeera.net

Dhibaatada ku Heysato Norwey Soomaalida Faraha Ku Leh Talyaaniga iyo Jaziirada Malta

Tan iyo waxii ka danbeeyay Markii ay Dowladaha yurub ku gaareen xarunta Airland ee Dublan Heshiis ah in ay Dowladaha ku bahoobay Golaha Midowga yurub wadaagaan Datada Faraha looga Qaado dadka Qaxootiga ah ee Dalalkooda Sida Sharci darada Ah usoo Galo, Heshiiskaas oo luugu Magac Daray Dublin ayaa waxaa Dhibaatooyin Fara Badan ka soo Gaaray Qaxootiga Soomaaliyeed ee Sida Dhibka Badan kusoo Galo Dalalka Yurub.

3/29/2009

Soomaalida oo ilaa da dib loogu taxaabayo Malta

Somaali caruur ugu dhalatay Finland oo malta loo taxaabayo.
Dhibaatada Soomaalida ka haysato iney helaan degaan Yusub ah oo sii ad kaaday.
Finland waxey aheed wadan ay suuro gal tay in ay aqbalaan Soomaalida malta iyo Italia soo martay,lakiin arintaa wewy is bedeshay, taana waxaa kuu adkeeyey siyaada oo ku kacsan qaxootiga.
´Waxaa loo baahan yahay in aad hesho sharci yaqaan ka midax banaan dowlada'

3/21/2009

Go'aanada laga gaaro qaxootiga

Go'aanada laga gaaro qaxootiga ay dowlada Finland ka gaarto oo si aad ah u adkaaday.
Arintaa ayaa loo badinayaa in ay keentay xaalada siyaasada Finland oo maamalmahan si aad ah u hadlayso
arimha qaxootiga ku batay Finland iyo dhaqaalaha oo laga baqayo in uu xumaado sanadka soo socdo.
Arimahaa oo dhan waxey siyaadiyeen dareenka xun ee laga qabo qaxootiga.
Waxaa jirto in Soomaali badan dib laagu celiyey Malta iyo Italy, waxaa dadkaa ku jiray ku mid ahaa caruur iyo reer dhan.

3/14/2009

Soomaalida Xun iyo Soomaaliada Fiican



Soomaalida Xun iyo Soomaaliada Fiican,

Qoraalkaa waxuu ahaa qoraal lagu qoray Saxaafada HS ee ka soo baxda Helsinki Finland.

waxaa jirtay in dhawaan hargeyso loo celiyey wiil Soomaaliyeed oo lagu ee deyey inuu ahaa nin dambi badnaa.

Wariyaha soo booqday Abdi ayaa ka qoray sheeko dheer oo ku saabsan xaalada Abdi oo ah ninka Finland laga musaafiriyey.

Qoraalka ka din ayaa dad faro madan ay ka dhiinteen figrahdooha oo ahaa ku lada duwanaa.

== Abdi 13.3.2009

== Saidin 9.1.2009

3/08/2009

Khad iyo Shirkad Finnish ah

Booliska magaalda Espoo ayaa sheegay in shirkad fadhigeedu yahay Espoo ay ka heshay dalab ugu yimid baqortooyada Engriiska 13 Kilo oo khat ah.Sida layaqaan Qaadka waxaa cuno Qaar ka mid ah wadama Afrikan ah iyo Arabta.Booliska ayaa sheegay in ay san arin ku talo gal ah shirkada aysan ogeyn.Uk oo meesha uu khadka ka yimid ayaa maamahan lagu wadaa sidii loo joojin lahaa in wadankaa lagu gado.

3/01/2009

Dab ka dhacay xero qaxooti-Evakuoidut turvapaikanhakijat palaavat asuntolaan

Xerada qaxooti oo ku taalo Oravaisi ayuu dab ka kacay. xerada ayey deganayeen qaxooti dhan 80, waxaa loo raray si ku meel gaar ah Hotel ka dhawaa Oravai.
Sida la sheegay dabka inuu ka bilowday makiinada dharka dhaqdo.

Waxaa la filaa in dhawaan qaxootiga dib loogu celiyo xeradoodii, lama sheegin wax ulo kac ah inuu dabkaa kiciyey.