3/31/2009

Dhibaatada ku Heysato Norwey Soomaalida Faraha Ku Leh Talyaaniga iyo Jaziirada Malta

Tan iyo waxii ka danbeeyay Markii ay Dowladaha yurub ku gaareen xarunta Airland ee Dublan Heshiis ah in ay Dowladaha ku bahoobay Golaha Midowga yurub wadaagaan Datada Faraha looga Qaado dadka Qaxootiga ah ee Dalalkooda Sida Sharci darada Ah usoo Galo, Heshiiskaas oo luugu Magac Daray Dublin ayaa waxaa Dhibaatooyin Fara Badan ka soo Gaaray Qaxootiga Soomaaliyeed ee Sida Dhibka Badan kusoo Galo Dalalka Yurub.

No comments: