3/08/2009

Khad iyo Shirkad Finnish ah

Booliska magaalda Espoo ayaa sheegay in shirkad fadhigeedu yahay Espoo ay ka heshay dalab ugu yimid baqortooyada Engriiska 13 Kilo oo khat ah.Sida layaqaan Qaadka waxaa cuno Qaar ka mid ah wadama Afrikan ah iyo Arabta.Booliska ayaa sheegay in ay san arin ku talo gal ah shirkada aysan ogeyn.Uk oo meesha uu khadka ka yimid ayaa maamahan lagu wadaa sidii loo joojin lahaa in wadankaa lagu gado.

No comments: