12/12/2008

Soomaali xoog looga saaray Finland

Waxaa jirto in Soomaali faro daban ay oo ka soo gudbay saxaraha iyo badaha oo qaxootinmo u yidin Finland oo dib loo celinyo.

Xiriir aan la yee shay kaamka Helsinki ayaa ley sheegay in hooyo Soomaaliyeed iyo caruurteeda dib laagu caliyey malta.
Waxaa jirta in Soomaaliyada Doomanka ku yimaado malta ay la kulmaan dhibaato weyn xaga nolosha iyo amniga, waxaa jirto in ka badan 800 boqol oo rag ah ay wada jiiftaan hool diyaaredeed.
Nolashjaa oo kale waxaa ku jiro reer caruur leh.

12/08/2008

Ciida Al Adhaxa 8.12.2008

Maanta oo ay taariikhdu tahay 8.12.2008 ayaa daafaha Finland looga ciiday lana oogay salaamda ciida.

inta ugu badan muslimiinta Finland waxey ku dukadaan UH oo ku yaallo pasila. salaada waxaa ka soo qeyb galay tiro aad u badan oo ka kooban Muslimiinta caruurka iyo dadka waaweyn.
jawigu waxuu ahaa mid aad u qurxanaa oo dadka ku beerayey qiiro islam.

waxaa aan wareysi la yeelanay caruur joogay oo saf ugu jiray in ay heliin kubadihii ciida, waxan aan weyn diiyey ciidan wax ay tahay runtii naad ayey ula socdeen nooca ciida iyo dhaqanka islamka.
arintaa ayaa ah mid mahad naq ku leh dadka u taagan abaabulka dhaqanka islaamka.

11/19/2008

Soomaalida Malta

Malta iyo qaxootiga Soomaaliyeed.
Waxaa aad u caloon xuma ha in Soomaali badan ay ku imaad Malta si noloshooda qatar galineyso oo aad loogu naxo.
Malta oo ay filayaan meel dhaanta halkii ay ka soo baxsadeen ayaa noqotay mid xabsi u noqoto Soomaali faro badan.
Sida ay noo sheegeen dhalin yaro soo maaliyeed in noloshoodu ay tahay mid cabsi joogto ah, tasoo u keentay dhalin yaro faro badan in ay lu miyaan xasiloonida maskaxdooda.
dadka maalta imaado ayaa soo maro dhul aad iyo aad u adag kasoo ugu daran yahay sida ay sheegeen liibiya oo noqotay meel lagu ugaar sado Soomaaliayda iyo dadka afrikaan ah.
" waxaa uu ilaa hada wiilka soomaaliaga la yaabanaa sidii Masjika Liibiya loogu diiday inuu
salaada la dukado Jameeco aheyda Liibiyaan oo uu keli meel gaar ah saladii ku oogtay"
  • Maxaa ka imaan karo Soomaalida Finland weydiisatay daganaasho Qaxooti.


11/11/2008

Qaxotiga dhalinyarada Soomaaliyeed

Qaxotiga dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku soo batay wadanka Finland ayaa waxa haaysat dhibaato badan sababtoo ah waxa aay ku haaysataa dhibada kaamamka iyo hareerha wadanka ruushaka oo loo sii gudboy taas ayaa waxa aay keentay in aay ka soo cawdaan dhibaatada ku haaysata meehsaas iyo kuwa kale oo ayagana lagu celinayo maalta iyo talyaaniga oo aan leheen adryeel taas waa dhibaatada haaysata gaar ahaan somalida soo geleeysa wadamada eurpe


Connect to the next generation of MSN Messenger Get it now!

10/12/2008

Doorashada degmooyinka 26.10.2008

  1. 783 - Jardi Pia (sit.)
    sihteeri, SINE:n hautausmaalautakunnan pj.
    43 vuotta
    Sörnäinen.
  2. 939 Mohamed Abdirahim Hussein, s.
    tulkki, kääntäjä.




  3. .751 Abib Mukhtarsosiaaliohjaaja. 050 350 9980mailto:9980mukhtar.abib@hel.fi.




  4. 834 Osman-Sovala Zahrasosiaalityöntekijä, 040 745 7884, zahra.osman-mailto:zahra.osman-sovala@bigfoot.com



  5. 297 Kahiye, Fardowsa,opiskelija,1989, 0400 901959. ardowsakahiye@hotmail.com.


  1. 452 Arshe Said- 041-523 1577e-mail: arshe.said@tkk.fi.


  2. .Zahra Abdullazahra.abdulla@ gmail.com. puh. 040 588 1977.


  3. 458 Ali Abdirahman Mohamud.kirjastovirkailija. abdirahman.ali@espoo.fi


  4. 395 Nur, Mahamed -Bachelor of Science, 1968.044-2808667.

  5. 578 AbdirahmanMire, 40 Linja-autonkuljettaja. http://www.sdp.fi/.

  6. 101 - Yusuf Said - Espoon Vihreiden kunnallisvaaliehdokas.
Fadlan====> Comments

10/09/2008

Salaada ciida 9.2008 Espoo

Finland Magaalada Espoo.

Salaadii ciida oo ay Soomaalida Finalnd ee degan Espoo oo salaada ka soo baxay.

9/03/2008

Ramadan ja Moskeijat.

  • Munkkiniemenpuistotie 4 A PL 45FIN-00331 HELSINKI;FINLANDPuhelin : Toimisto: (09) 241 0526Faksi : (09) 241 0526.
  • Pohjois-Suomen Islamilainen Yhdyskunta Kajaaninkatu 36 H 90100 OULU Puhelin: 08-311 5514 Kielet: ..www - email
  • Vaasan alueen Islamilainen yhdyskuntaPalosaarentie 62, 2nd Floor, Vaasa, 65200Puhelin: Kielet: Suomiwww - email
  • Suomen Islam-seurakuntaPuijonkatu 26 A 70110 KUOPIO (Huom.Osoite muuttunut?!)Puh: Kielet: Suomi, Somaliawww - email
  • Pohjois-karjalan Islamilainen yhdyskuntaKauppakatu 35, 80100 JOENSUUPuh: ..Kielet: Suomi, Somaliawww - email
  • Annur MoskeijaVaasankatu 4 A, 40100 Jyväskylä Puhelin: 050-46 22 692Kielet: Englanti, Suomi, Arabia, Turkkiwww - email
  • Tampereen Islamin YhdyskuntaYliopistonkatu 60 A, 33100 TAMPERE Puhelin: 03-2130747, 050-3235594 Kielet: ..www - email
  • Kaakkois-Suomen MuslimiyhdistysSuonionkatu 27 as 4,Lappeenranta, ETELÄ KARJALAN 53600Puhelin: ..Kielet: .. www - email
  • Islamilainen valistusyhdistys Al-Hamd ryMariankatu 11, 15100 LAHTIPuh: 040-753 594/miehet Puh: 03-753 7893/naiset Kielet: ..www - email
  • Suomen Islam-seurakuntaPuutarhakatu 3-5,48100 KotkaPuh: Kielet: Suomiwww - email
  • Suomen Islam-seurakuntaFredrikinkatu 33A HELSINKIPuhelin: 09-643 579 Kielet:Suomea ja turkkiawww - email
  • Masjid al-FathKoulumestarintie 10 (Gammelbacka) 06450 PorvooPuhelin: Kielet: Suomiwww - email
  • Suomen Islam-seurakuntaFredrikinkatu 33A HELSINKIPuhelin: 09-643 579 Kielet:Suomea ja turkkiawww - email
  • Kerho ja Islamilainen Yhdyskuntakalastajanmäki 13, 02230 Espoo Puhelin: 09-8881823Kielet:Suomea ja somaliwww - email
  • Koko näyttöLastenkerho ja Islamilainen Yhdyskunta (Masjid-annur)Kirstinharjun 1-3 02760 EspooPuhelin: 09-8881823Kielet:Suomea ja somaliwww - email
  • Al-Iman MosqueIslamic Multicultural Dawa CenterMunkkiniemenpuistotie 4 A PL 45FIN-00331 HELSINKI;FINLANDPuhelin: Office: (09) 241 0526Public (09) 588 2579 Fax : (09) 241 0526Account number: 120030-48884Email: imaninfo@welho.com , masjidalimaan@yahoo.comOne way to get to the mosque is by taking tram no 4Kielet:Arabiaa, englantia ja bosniaa
  • Al-Huda[Helsinki Islam keskus]Veturitori 2, 00520 (Pasila) HELSINKIPuhelin: 09-726 0207Kielet:Arabia, suomea, somaliaa, ja englantiawww - email
  • Islam kultur merkezleri birligi FinlandiyaHämeentie 37 00500 HelsinkiPuhelin: 040-815 8515 Kielet:..www - email
  • Koko näyttöSuomen Islam-keskus [Pakistanilaisten moskeija]Ruusulankatu 8A HELSINKI Puhelin: 09-491880, 050-3012211Kielet:Pakistania ja Suomeawww - email
  • Helsinki MoskeijaHelsinki Moskeija Suomen Islamilainen YhdyskuntaToimisto: Lonnrotinkatu 22 A 3 00120 Käyntiosoite: Lonnrotinkatu 22 C 34 00120Helsinki Postiosoite: PL 87 00101 Helsinki Puh. : 09-278 2551 09-278 2553 09-278 2556 email: yhdyskunta@rabita.fi.

Ilmoita muuttuneet tiedot tai uusi moskeija

Moskieja kartaa

Ramadan - Soonka bisha Ramadan

The Meaning of Ramadan

By Khalid Baig

Fasting during Ramadan was ordained during the second year of Hijrah. Why not earlier? In Makkah the economic conditions of the Muslims were bad. They were being persecuted. Often days would go by before they had anything to eat. It is easy to skip meals if you don’t have any. Obviously fasting would have been easier under the circumstances. So why not then?

8/23/2008

Hawaeenka Soomaaliyeed iyo telefonada

Sida mar walbo lagu arko haweenka Soomaalida oo aad u isticmaalo telefonada.
Taasi waxaa ku soo siyaaday muuqal layaab leh, tasoo ah in haweenka ay telefonkooda ku xiraan dhagta.
Mararka qaarkood ayaa laga yaa baa in ay waqti dheer telefonka ku jiraan haba joogaan meelo aan munaasib aheyn sida maqalada dukaanada oo saf loogu jiro ama gaadiidka dadweynaha.

Sida sweden ay ka soo saartay in aanan telefonka loo is ticmaalin meelaha dadku ay ku badan yihiin sida tariinada.

Marka aad argto haween dhagta ku xiray telefonka habo ahaado mid weyn ama yar waxuu kuu reebi runtii layaab.
Waxaa haboon in la isticmaalo fiiloyinka ama bluetooth oo loogu tala galay arimahaa.

Waxaa dhor mar lagu dooday in telefonka uu keeni karo dhibaato xaga caafimadka ah.

8/17/2008

Dhaqaalo xumahada haysato goobaha diinta.

Finland waxaa ku nool qowmiyad islaam, waxeyna leeyahiin goobo diineet oo ku kala yaalo xaafadaha iyo faras magaalaha, waxaa jirto in ay mar walbo taagan tahay dhibaato xaga dhaqaalaha ah.
sida aan og nahay kaniisada wadan waxey wax ka helaan canshuurta wadanka, marka maxaa ku magacaabi karnaa arintaa dhaqaalaha ma masaajida ayaa dalban mise muslimiinta ayaa diraan u ahey in ay canshuurtooda wax ka siiyaan masaajida.

8/07/2008

Iskuulada banaan 2008

Koulutukset ovat alkaneet mutta jäljellä on vielä vapaita paikkoja.

7/28/2008

FW: Fannaankii weynaa ee Xasan Diiriye oo geeriyooday

Subject: Fannaankii weynaa ee Xasan Diiriye oo geeriyooday
From: Xakiim Jaamac <xigmadraadi@yahoo.com>
Date: 27/07/2008 16:03

Ilaahay naxariis iyo janno haka waraabiyo. Fadlan halkan ka akhri warka geeridiisa oo fadlan dhegeyso heestiisii caanka ahayd ee "Timir laf-baa ku jirta". Heestaasi waxay i soo

xusuusisay beri-samaadkii, waagii soomaaliya ay dowladda muctarifka ahayd ee ay soomaalidana dadka ahayd dunida sharafta ku lahaayeen.

gaar ahaan qalbigeyga wuu kacay markii aan xusuustay howlihii iskaa-wax-uqabso, ubaxii kacaanka, mahrajaankii,

ururkii ardayda dugisyada iyo xisbigii hantiwadaagga kacaanka soomaaliyeed. fadlan
dhegeyso heesta fanaanka oo xusuuso waayo-waayo iyo beri-samaadkii:

fadlan heesta halkan ka dhegeyso:

Heesta
Timir Laf baa ku jrita

warkakna halkan ka akhri:

http://www.hiiraan.com/news/2008/July/wararka_maanta26-4198.htm

7/25/2008

Norway: More than 20 asylum-seekers hurt in attack

OSLO, Norway (AP) — A group of men armed with bats and iron bars attacked a center for political asylum-seekers in southern Norway, leaving more than 20 people injured, the facility's director said Friday.
Police were investigating the violence late Thursday at the Nordbybraaten center, about 40 miles south of Oslo, but said they have not arrested anyone.
Center director Ole Morten Lyng said between 40 and 50 men were involved in the "planned" attack. He did not know how serious the injuries were.
Norwegian news agency NTB quoted Lyng as saying the attackers were Chechens, but he later told The Associated Press that their nationalities were not clear.


NTB said the center previously has had conflicts between groups of asylum-seekers. The facility houses some 200 people from Iraq, Afghanistan, Iran, Russia, Somalia and Eritrea.
It was the second attack in a week at an asylum center in Norway. On July 18, police said a 16-year-old Somali boy was seriously wounded after several shots were fired at an accommodation center for asylum-seekers in Asker, outside Oslo.
No suspects have been arrested in the shooting, and it wasn't immediately clear whether the cases were related.
Source: AP, July 25, 2008

7/16/2008

Diplompro

DiplomPro waa qorsho wax lagu barayo ardayda waxbarasha ka istagtay ama doonayo in ay shahada sare iyo shaqo helan. (dipoli.tkk.fi)

7/11/2008

Banaan lagu tageerayo dadka Romaanka ah

Waxa soo batay cules weyn oo la saaray romanianka magaaloyinka ka tuugsado.
Boliska ayaa bilabay nin uu adkeyo nolasha dadka tuugsanayo. Banaan baxan waxaa dhigay urur finnish ah.

7/10/2008

Tacsidii gaarane

Gaarane oo ahaa nin lagu yaqaano wanaag.ayaa ku geeriyodan finland waxan dhamaanten u tacsiyeynaa reerki u ka geeriyooday iyo Soomaaliweynt. Gaarane waxa lagu Finland 10.07.08.ala u naxariisto walaal keen Gaarane.

7/08/2008

7/07/2008

Afican music


STAFF BENDA BILILI ( et le sex machine)
Uploaded by belleKinoise

Wiil Somali ah o ka badbaaday midi wadnaha looga dhuftay

Espoo 5.7.08 ayuu dhawac xun u ka soo gaaray wiil somalia ah , marki uu wiil kale oo Somali ah u wadnaha ka geliyey xidi xili ay ahaayen sarqansan,dhalinyaradaa ayaa qarkood ay alkahool casanayeen.
Dhig bax faro badan ka dib ayuu dareemay in wad naha u dhaawac ka gaaray. Nasiib wanaag waa u ka badbaaday.

Wiil Somali ah o ka badbaaday midi wadnaha looga dhuftay

Espoo 5.7.08 ayuu dhawac xun u ka soo gaaray wiil somalia ah , marki uu wiil kale oo Somali ah u wadnaha ka geliyey xidi xili ay ahaayen sarqansan,dhalinyaradaa ayaa qarkood ay alkahool casanayeen.
Dhig bax faro badan ka dib ayuu dareemay in wad naha u dhaawac ka gaaray. Nasiib wanaag waa u ka badbaaday.

7/05/2008

Kattila -berta qaranka

Kattila waa berta qaran oo ku taal Espoo. kattila wa meel ku haboon in la booqdo. Waxa tago buska 85A oo ka baxo espoonkeskus.

Kattila -berta qaranka

Kattila waa berta qaran oo ku taal Espoo. kattila wa meel ku haboon in la booqdo. Waxa tago buska 85A oo ka baxo espoonkeskus.

7/04/2008

Tarinada iyo dhalinyada Soomaaliyeed

Dhalin yarada Soomaalida o cadeystay xiliga iskulada ay fasaxa yahiin in ay tarinada ku dhuntaan arinta waxeleysan dhamaan mustaqbalkodo iyo figrada Soomaalida laga qabo

Tarinada iyo dhalinyada Soomaaliyeed

Dhalin yarada Soomaalida o cadeystay xiliga iskulada ay fasaxa yahiin in ay tarinada ku dhuntaan arinta waxeleysan dhamaan mustaqbalkodo iyo figrada Soomaalida laga qabo

7/03/2008

Jawiga espoo

Jawiga espoo

7/01/2008

1.7*The Somali Youth League (SYL)*

The Somali Youth League (SYL) was the first political party of Somalia. It played a key role in Somalia's road to independence during the 50's and 60's. During the Second World War, Britain occupied the Italian Somaliland and administered the territory from 1941 to 1950. It was during this period (1943) that the Somali Youth League (SYL), was formed. SYL succeeded in uniting all Somali clans under its flag and led the country to independence.

Faced with growing Italian political pressure, inimical to continued British tenure and to Somali aspirations for independence, the Somalis and the British came to see each other as allies. The situation prompted British colonial officials to encourage the Somalis to organize politically; the result was the first modern Somali political party, the Somali Youth Club (SYC), established in Mogadishu in 1943.

1.7*The Somali Youth League (SYL)*

The Somali Youth League (SYL) was the first political party of Somalia. It played a key role in Somalia's road to independence during the 50's and 60's. During the Second World War, Britain occupied the Italian Somaliland and administered the territory from 1941 to 1950. It was during this period (1943) that the Somali Youth League (SYL), was formed. SYL succeeded in uniting all Somali clans under its flag and led the country to independence.

Faced with growing Italian political pressure, inimical to continued British tenure and to Somali aspirations for independence, the Somalis and the British came to see each other as allies. The situation prompted British colonial officials to encourage the Somalis to organize politically; the result was the first modern Somali political party, the Somali Youth Club (SYC), established in Mogadishu in 1943.

6/28/2008

Posted by Picasa
Posted by Picasa

6/25/2008

Qiyaas Hadii ay suuro galtahay in aad hesho dhalasha Finishka


Qiyaas Hadii ay suuro galtahay in aad hesho dhalasha Finishka


Lakiapua

Oletko eroamassa, eronnut, sinulla on perheoikeudellisia tai taloudellisia ongelmia?Meiltä apu elatus-, huolto-, tapaamis- ja ositusasioissa. Konsultointi perheoikeudellisissa sovintoneuvotteluissa. Rikos- ja riita-asiat, maksuttomat ja vakuutusyhtiöden korvattavat asiat, perukirjat, huutokaupat, omaisuuden realisointia, yritysten perustanta jne.

Matahay gurkeedu dhamaaday ama reer ma leedahay dhaqaalahaadu ma yar yahay,kaamo xaga dembiya iyo arimaha kale. ma u baahan tahay.
kala xiriir jaaliadan Lakiapua.

Lakiapua

Oletko eroamassa, eronnut, sinulla on perheoikeudellisia tai taloudellisia ongelmia?Meiltä apu elatus-, huolto-, tapaamis- ja ositusasioissa. Konsultointi perheoikeudellisissa sovintoneuvotteluissa. Rikos- ja riita-asiat, maksuttomat ja vakuutusyhtiöden korvattavat asiat, perukirjat, huutokaupat, omaisuuden realisointia, yritysten perustanta jne.

Matahay gurkeedu dhamaaday ama reer ma leedahay dhaqaalahaadu ma yar yahay,kaamo xaga dembiya iyo arimaha kale. ma u baahan tahay.
kala xiriir jaaliadan Lakiapua.

6/24/2008

Dalabaadka iskuulada

waxaa lasoo dhaafay waqtigii iskuulada la dalbanayey, lakiin ilaa waxaa suuro galha in laho meelo banaan markii iskuulka la furo iyo jawaabaha dalabkii uu soo dhaco.
Sidaa sarteed waa in qofkii doonayo uu xiriirka iyo weydiinta badiyo.
Hadii aad hayso figrado ama meelaha banaan fadlan hoos ku reeb.
Mahadsanid

Dalabaadka iskuulada

waxaa lasoo dhaafay waqtigii iskuulada la dalbanayey, lakiin ilaa waxaa suuro galha in laho meelo banaan markii iskuulka la furo iyo jawaabaha dalabkii uu soo dhaco.
Sidaa sarteed waa in qofkii doonayo uu xiriirka iyo weydiinta badiyo.
Hadii aad hayso figrado ama meelaha banaan fadlan hoos ku reeb.
Mahadsanid